Waxgaradka Gobolka Hiiraan Oo Mar Kale Qaadacay Shirka Magaalada Jowhar+Sawirro

0

Kulan maanta ka dhacay Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan oo ay ka qeyb galeen Odoyaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan ayaa dhamaan odoyaasha waxa ay tilmaameen in aysan jirin  ergo ka tagtay Magaalada Baladweyne oo ka qeyb gashay  shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo shabeellaha dhexe oo dhawan ka furmay wajigiisa labaad magaalada jowhar.

Qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan ayaa oo kulan ka qeyb galay ayaa sheegay in aysan dowlada Fedraalka Soomaliya  ka jawaabin codsigii ahaa in gogasha shirka maamul u sameynta  Gobolada Hiiraan iyo shabeelaha dhexe In loosoo wareejiyo Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.

Wali waxa uu qilaaf ka taagan yahay hanaanka loo wajahaayo shirka maamul u sameynta Gobolada  Hiiraan iyo shabeelaha dhexe o dhawaan uu furey Madaxweynaha Soomaliya Mudane Xasan sheikh Maxamuud

Waxgaradka-Hiiraan-1 Waxgaradka-Hiiraan-2 Waxgaradka-Hiiraan-3 Waxgaradka-Hiiraan-4 Waxgaradka-Hiiraan-5 Waxgaradka-Hiiraan-7 Waxgaradka-Hiiraan-8 Waxgaradka-Hiiraan-9 Waxgaradka-Hiiraan-10

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here