Amaanka Garoonka Diyaaradaha Magaalada Amsterdam oo La Adkeeyay+Sawirro

0

Waxaa Maanta si weyn loo adkeeyay amaanka Garoonka Diyaaradaha Magaalada Amsterdam ee dalka Holland, kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in Qarax laga fulin rabo Garoonkaasi.

Ciidamo aad u  fara badan ayaa maanta lagu daadshay wadooyinka soo gala Garoonka Diyaaradaha Magaalada Amsterdam ee dalka Holland,  si ay kaga hortagaan weerarada la sheegay in laga fulin rabo gaaroonka diyaaradaha dalkaas,

Dhanka ciidamada dalka Holland ayaa maanta qabtay ruux loogu shakiyay in uu isku qarxin rabay Garoonka diyaaradaha Magaalada Amsterdam ee dalka Holland, laamaha amniga dalkaas ayaa sheegay in ay  baaritaano ku socdaan ninkaan la qabtay.

Saxaafadda Holland ayaa si weyn u hadal haysa arinta ku aadan sida ammaanka Garoonka loo adkeeyay iyo ciidamada sida ay kaga feejigan yihiin weeraro ka dhacay Garoomada dalkaas.

146054110819c3f 14605411153b9a9 14605411128f5b1 1488e1dffa04b613e5aa

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here