Macalinka kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa shaaciyay ka hor kulanka Champions League In aysan koxdiisa ku fikireynin ka haritaanka koobka Champions League.
Garoonka Santiago Bernabeu waxaa habeen dambe ka dhici doona kulan dhaxmari doona kooxda Real Madrid iyo Wolfsburg Real Madrid ayaa lugtii hore loogu soo adkaaday 2:0 ciyaar ka dhacday Volkswagen Arena.
“Madrid kuma fikireyso ka haritaanka Champions League waa koox ku fikireysa ku guuleysiga koobka ayuu warbaahinta u sheegay ka hor kulanka Wolfsburg macalin Zinedine Zidane

