Dowlada Kenya ayaa waxa ay ogaatay kadib baaritan cusub oo ay sameeyeen in dhalinyarada kenyaanka ah ee ka mid noqda Al-shabaab ay sabab u tahay iyadoo Al-shabaab ay si qaldan diinta ugu fasiraan.
Dowlada Kenya ayaa sheegtay in dhoor dhalinyaro Kenyan ah oo kasoo baxay Al-shabaab ay suaaleyn sida ay uga mid noqdaan Al-shabaab.
Dhalinyarada ayaa dowlada u sheegay in Al-shabaab ay ka qortaan dhalinyarada goobaha maasaajida iyo dugsiyada waxbarashada ee dalka Kenya.
ABDUL , HASAN, NICK SCHIFRIN, MOHAMMAD oo dhamaan ah dhalinyaro Kenyan ah oo kaso noqday AL-shabaab ayaa sheegay in Al-shabaab ay dhalinyarada u sheegaan in ay heli doonaan mushaaraad iyo in laga dhigi doono hogaamiyaal sarsare oo kooxda ka mida hasa ahaatee aysan jirin wararkaasi marka ay ka mid noqdaan.
Dhalin yaro badan oo kenyaan ah oo tira ahaan gaareysa 700 ayaa dib uga soo noqday Al-shabaab xili ay ku biireen.
Weerarada qaar oo Al-shabaab ay ka fuliyaan dalka Kenya ayaa waxaa loo adeegsadaa dhalinyaro Kenyan ah oo fuliyo weerarada Kenya ka dhaca.
SOURCE: The Star.

