Barcelona oo Xaqiijisay Dhaawac Soo Gaaray Thomas Vermaelen

0

Naadiga Barcelona  ee Horyaalka dalka Spain  ayaa xaqiijisay in dhaawac dhanka Muruqa uu soo gaaray xidiga Thomas Vermaelen ka hor kulanka Atheletic Madrid ee Champions league.

30-jirkaan heerka caalami ee xulka dalka Belgium-ka ayaa xili ciyaareedkaan kooxda Barcelona kasoo muuqday 6-kulan kulankii ugu dambeeyay uu u ciyaaray waa kulankii ay 6:0 kaga adkaadeen kooxda Getafe March 12.

Maamulka Barcelona ma aysan shaacin waqtiga uu garoomada ka maqnaan doono Kaptankii Hore ee kooxda arsenal Thomas Vermaelen

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here