Boqolaal Ruux oo Soomaali ah ayaa Dibad Baxyo ka Dhigay Magaalada Cagliari ee Dalka Talyaaniga+”Sawirro”.

0

Magaalada dekedda leh ee Cagliari ayaa boqolaaal ruux oo soomaali magan-galyo doon ah ay iskugu soo banaaan baxeen.

Soomaalidaan ayaa dalbanayey in laga qaado magaalada Cagliari ee talyaaniga misana loo ogolaado in ay u gudbaan dalalka yurub qeybihiisa kale.

Soomaalida ayaa bilooyin badan joogay magaalooyinka Cagliari iyo Sardinian oo ah magaalo xeebeedyo la geeyo dadka soo galootiga ah ee lasoo badbaadiyo yimaadana dalka talyaaniga.

Afhayeen u hadlay ciidamada ilaalada ee xeebaha talyaaniga ayaa sheegay in mahaajiriinta soomaalida ee bilihii dambe ay soo badbaadiyeen in tira ahaan ay gaarayaan 1,600 oo qof.

Soomaalida ayaa dalka libiya kasoo gasha talyaaniga halkaasi oo ay uga sii gudbaan dalalka kale ee midowga yurub.

Dadka dibad baxa dhigayey waxaa kaloo ku jiray dad Eritrean ah oo magaalada wax ka dagan.

download

images (4)

images

images (1)

25B470ED00000578-0-image-a-105_1459870261868

images (2)

images (3)

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here