Madax ka Socota Beesha Caalamka oo Gaartay Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal.

0

Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal waxaa maanta gaaray madax ka socota beesha caalamka kuwaasi oo goob joog ka noqon doona heshiis ay kala saxiixan doonaan  dowlada dhexe ee soomaliya iyo maamulka Puntland.

Madaxda gaartay Magaalada Garoowe waxaa kamid ah -Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Michelle Cervone d’Urso.-Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Mr Fabrizio Marcelli. -Wasiira arrimaha dibada Itoobiya Dr Tedros Adhanom. -Safiirka Midowga Afrika Soomaaliya Maman Sidikou. -Wakiilka IGAD ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey. Xoghayaha guud ee IGAD Maxbuub iyo Wufuud kale.

Dhamaan Madaxdaan waxa ay goob-joog ka noqon doonaan heshiis maanta ay ku kala saxiixan doonaan  Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ee dowlada dhexe ee soomaliya iyo maamulka Puntland madaama puntland lagu qanciyay nidaamka 4.5.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here