Juventus oo Doonaysa Xidiga  Kante

0

Kooxda Juventus ee Horyaalka dalka Talyaaniga ayaa kala hadlaysa kooxda Leicester City suurta gal ahaanshaha la wareegitaanka xidiga qadka dhexe kaga ciyaara ee N’Golo Kante,

Wakiilo ka socda kooxda Juventus ayaa la kulmay maamulka kooxda Hogaaminaysa Horyaalka dalka Ingiriiska ee Leicester City iyagoona kala hadlay sidii loogu iibin lahaa xidigaan u dhashtay dalka France.

Majalada Corriere dello Sport ee talyaaniga kasoo baxda ayaa ku waramaysa in lacago badan lasoo bandhigay kooxda Hogaaminaysa Horyaalka dalka Ingiriiska si ay u iibiso xidiga N’Golo Kante, .

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here