Madaxweyne Obama oo Soo Gaba-gabeeyay Booqashadiisa dalka Cuba+Sawiro

0

Madaxweynaha Dalka Mareykanka Barack Hussein Obama, ayaa soo gaba-gabeeyay booqasho Labo maalin aheyd uu ku joogay Magaalada Havana ee caasimada dalka Cuba.

Madaxweynaha dalka Mareykanka  Barack Hussein Obama  waxaa booqashadaan ku wehlinayay  xaaskiisa iyo labada hablood uu dhalay, wuxuuna Magaalada  Havana ee dalka Cuba uu kulamay Madaxda Xukuumadda, mucaaradka iyo qaybaha bulshada dalka Cuba.

Barack Hussein Obama Madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa ugu baaqay dadka reer Cuba in ay la yimaadaan isbadal dhanka siyaasada si ay ula jaan qaadaan hurumarka caalamka ka jira.

Dhanka kale  Madaxweynaha Cuba  Raul Castro, , ayaa Madaxweynaha Mareykanka iyo qoyskiisaba u galbiyay Garoonka Caalamiga ah Havana, oo Talaadadii ay ka amba baxeen. Waxaana halkaas ka dhacday ciyaar aad u xiiso badneen.

 

1458725779b6233 14587257829e1e2 14587257769b6aa 14587257895b0e8 1458725782a75ee 1458725783cfd46 145872577756e23 145872578135a0a 1458725784b6288 1458725784e905d 145872578609af1 145872578713d78 1458725785f03ac

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here