Atletico Madrid oo ka Hadashay Dhaawaca Jose Maria Gimenez

0

Kooxda Atletico Madrid ayaa xaqiijiyay in uu dhaawac soo gaaray xidiga Jose Maria Gimenez kadib guuldaradii kasoo gaartay kooxda Sporting Gijon kulamada Horyaalada dalka Spian.

Macalinka kooxda Atletico Madrid Diego Simeone ayaa warbaahinta u sheegay in laacibka heerka caalami ee xulka dalka Uruguay Jose Maria Gimenez uu garoomada ka maqnaan doono muddo 4-todobaad kadib markii uu is dhaawacay intii ay socotay ciyaartii u dhaxeysay kooxaha Sporting Gijon. Iyo Atletico Madrid.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here