Anthony Martial :- Horyaalka dalka Ingiriiska Waa Midka ugu Wanaagsan Aduunyada

0

Weeraryahanka kooxda Manchester United Anthony Martial ayaa aaminsan in horyaalka dalka Ingiriiska uu kamid yahay horyaalada ugu wanaagsan aduunyada.

Laacibka heerka caalami ee xulka dalka France oo dhawaan kooxda Manchester United kaga yimid kooxda Monoco ayaa bandhig wanaagsna kuso bandhigay Garoonka Old Trafford, isagoona xili ciyaareedkaan dhaliyay 12-Goal.

In kastoo ay macquul ay tahay in  Manchester United xili ciyaareedka dambe ay ka maqnaato Champions Leageu ayuu hadana laacibkaan shaaciyay in uu waqti kale uu sii joogi doono horyaalka dalka Ingiriiska. Uuna jecel yahay dhaqanka ingiriiska.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here