Warbixin: Qaramada Midoobe oo sheegtay in Soomaaliya booska Dhexe ay kaga jirto wadamada dunida ugu farxada badan.

0

Warbkxinta caalamiga ee qaramada midoobe ay ku eekto dalalka qaramada midoobe kujira sida ay dadkooda u kalafarax san yihiin ayaa dalka Denmark waxaa uukasoo galay warbixintaasi kaalinta koobaad isagoona noqday dalka ugu farxsan dadkooda dhamaan dalalka dunida.

Dalka Burundi ayaa qiimeentaan kasoo galay booska ugu hooseeyo waxaana dalkaasi lagaq iimeeyey dhinacyada shaqada iyo amaanka.

157  wadan ayaa qarama damidoobe ay kasameeysay warbixintaan waxaan asanadkaan 2016 kaalinta koobaad ka galay dalka Denmark dalka ugu faraxsan dunida.

dalka soomaaliya ayaa ka hor maray dalal badan waxaana uu  soo galay kaalinta 76aad.

Mareykanka ayaa ku guul dareestay warbixintaan in uu kagalo booska koobaad waxaana uu galay kaalinta 13 halka ingiriiskuna uu soo galay kaalinta 23aad sacuudiga ayaa isagana dagay booska 34aad.

Syria ayaa warbixinta ay ku qiimeysay 156 iyadoo ay isku heer yimaadeen dalalka kala ah  Togo, Afghanistan, Benin, Rwanda iyo Guinea.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here