Qaramada Midoobe oo Ganaax Dul Dhigtay Tennis-yahannada Maria Sharapova

0

Qaramada Midoobe ayaa ganaax dul dhigtay tennis-yahannada Maria Sharapova, taasi oo aheyd safiir sharafeed kadib markii la ogaaday in  ay isticmaasho doroogada.

Maria Sharapova  oo 28-sanno jir ah ayaa lagu dhawaaqay hortaantii bishaan in  lagu helay daroogada Meldonium la yiraahdo, intii lagula  guda jiray bishii January tartanka Australian Open.

Dhanka kale Xiriirka caalamiga ee Tennis-ka ayaa xaqiijiyay in Sharapova, laga mamnuucay cayaaraha tenniska in ay ciyaarto.

Dhanka kale Qaramadda Midoobe, ayaa maanta ku dhawaaqday in  ganaax ay dul dhigtay tennis-yahannada Maria Sharapova oo Qaramada Midoobe ku biirtay sannadkii 2007.

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here