Dhegeyso” Barnaamijka Dhibane ee Idaacada Simba+Sawiro

0

Dhageystayaal kusoo dhawaada Barnaamijka dhibane ee idaacada simba ee Magaalada Muqdisho waana Galabnimo arbaco ah Tariikhdana ay ku beegan tahay 16-3-2016

Barnaamijka waxaan todobaadkaan ku wareysanay Dhibane ‪#‎Axmed‬ C/lle Faarax oo 19 Sano Baraleeys ah kadib  Rasaas kaga dhacday xangulaha xili uu marayay jidka warshadaha. fadlan Caawi kana Wac 0615204106 Gurmadkiina ayuu u baahanyahay

barnaamijka dhibane 16-3-2016

1935824_1580365452287223_1978188379152501662_n 10399932_1580365308953904_8363820255373309185_n (1) 10399932_1580365308953904_8363820255373309185_n

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here