Waadxda mukhaabaraadka dalka mareykanka ayaa soo bandhigtay waraaqo qoraal oo uu qoray hogaamiyihhi al-qaacida usama bin ladin waraaqaha lasoo bandhigay waxa kamid ahaa mid uu u qoray haweenay kamid ahayd xaasaskiisa oo dhaqtar u tagtay dalka iiraan
Macluumaadka warqadan ku qornaa waxaa kamid ahaa in uu uga digayey in la ogaado macluumaad la xiriira halka ay ka socoto iyo cid ay tahay waxa uuna warqada ku saxiixay magaca an ahayn kiisa isaga oona waraaqdan qoray 28-01-1432 hijriyada
Waaxda sirdoonka mareykanka ayaa sheegtay in ay dhawaan so bandhigayaan waraaqo kale oo aywadaan wali xogaha ku qoran
2-may-2011 ayay ciidamo si gooni ah u tababaran oo katirsan ciidanka mareykanka gudaha u galeyn xaafada hogaamiyihii hore ee al-qaacida sh.usama bin ladin o ku sugna magaalada abuut abaad ee dalkaasi pakistaan iyaga oona ku dilay gurigiisa inta ay wadeen howl-galka ay ku galeen gurigiisa iyagoona kadib ay u qaadeyn meydkiisa mareykanka si ay u xaqiijiyaan inuu yahay usaama bin laadin oo ka danbeeyay bur burkii daaraha mareykanka.

