Baarlamanka Soomaliya oo Diiday in ay Su’aalo Weydiiyaan Wasiirka Amniga Gudaha

0

Wasiirka amniga Gudaha Xukuumada Soomaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa maanta Hortagay Xildhibaanada Baarlamanka Soomaliya si wax loogu weydiiyo arrimaha amniga la xiriira.

Qaar kamid ah Mudanayaasha Baarlamanka Soomaliya ayaa diiday in wasiirka amniga Gudaha kaliyah ay su’aalo weydiiyaan madaama kulanka ay ka maqan yihiin Taliyaasha ciidamada Booliska iyo Nabad Sugida.

Intaas Kadib Qaar kamid ah Mudanayaasha Baarlamanka Soomaliya ayaa gudoonka sare ee Baarlamanka ka dalbaday in la iska fasaxo wasiirka amniga madaama kulanka ay ka maqan yihiin Taliyaasha ciidamada Booliska iyo Nabad sugida .

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here