Pakistaan oo daldashay Nin Horay u dilay Gudoomiye Gobol.

0

Dowlada raisul wasaare nawaad shariif ayaa xukun dal dalaad ah ku fulisay nin sanadkii 2011-kii dil ugu geestay magaalada islamabaad ee xarunta pakistaan gudoomiyihii  gobolka Punjab.

Ninkaan xukunka dal dallaada lagu fuliyey ayaa lagu magacaabi jiray mumtaas qadri halka gudoomiyaha uu dilka u geestana lagu magacaabi jiray salmaan taseer.

Raisul wasaare nawaad shariif oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dowlada Pakistaan ay sidaan oo kale u dal dali doonto cidii lagu heli in ay dil ka geysatay Gudaha dalka Pakistaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here