Afar qof ayaa geeriyootay oo uu ku jiro ninkii falka geystay kadib markii nin hubeysan uu soo galay warshad ku taala deegaanka heeston gobalka kensaas waxaana weerarkaas kudhaawacmay 14 ruux oo 10 kamida ay kujiran xaalada qatar ah
Ninka ayey booliska gobalka sheegayn inuu ku hubeysnaa qori nooca darandooriga u dhaca iyo bastooladawaxa uuna xirnaa dharka lagu garto shaqaalaha warshada aksal oo ah goobta uu falkaka dhacay kadibna waxa uu bilaaabay inuu rasaas huwiyo shaqaalihii ugu danbeyntiina booliska waxa ay sheegayn inuu isaga istoogtay
Booliska gobalka kensaas ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay baarayaan falkaan cida ka dambeysay waxayn si hordhac ah u sheegayn in uu ahaa fal argagixiso
Mareykanka ayaa waxa mudoyinkii danbe kusoo badanayey falalka dilka ah iyada oo aan wali la shaacin cida sida dhabta uga danbeysa falalkaasi.

