Shirkii loogu Hadlaayay Arrimaha Soomaliya oo lagu soo Gaba-gabeeyay Magaalada Istanbul

0

Waxaa goordhaweyd lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Istanbul ee dalka Turky-ga shirkii loogu hadlaayay arrimaha soomaliya ay ka qeyb galeen madax caalami ah.

Shirka oo ay goob joog ka ahaayeen madaxweynaha Soomaaliya,Ra’isul Wasaaraha, xubno ka tirsan labada gole ee dowalada, Hogaamiyeyaasha Maamulada dalka ka jira, Madaxweynaha wadanka Turkiga, xubno ka socday wadamo ka tirsan caalamka iyo ururo caalami, waxaana aad loo falan qeeyay horumarka Soomaaliya, iyo dar dargalinta xoojinta Dowladnimada.

Madaxdii shirka ka qeyb gashay ayaa kawada hadlay arrimaha Amniga, siyaasada, dowlad wanaaga, Ganacsiga, dib u habeynta Dastuurka, arrimaha federaalka doorashada sanadkan 2016 qodobo kale.  Iyadoo  sidoo kale dowlada soomaliya ay lacago yabooh ah ay ka heshay dowladaha daneeya arrimaha soomaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here