Diyaarad laga leeyahay Dalka Nebal oo la Waayey

0

Wararka ka imaanaya wadanka Nebal ayaa sheegaya in la waayay diyaarad  laga leeyahay wadankaas xili ay ka duushay garoonka diyaaradaha dalkaas.

Diyaaradaan oo ah nooca rakaabka ayaa waxaa saarna 18 qof oo rakaab ah iyo 3 qof oo shaqaalaha diyaarada waxa ay ku dhex safreysay gudaha wadanka nebal. shirkada  diyaarada lahayd ay sheegtay in la wayey diyaaradan xili ay mareysay dhul buuraley ah oo katirsan nebaal

Afhayeen u hadlay shirkada oo lagu magacaabo tayra aya sheegay in diyaaradan ay ka dhex shaqeeneysay gudaha dalka iyadoona ka amba baxday bokahara kuna sii jeeday jomsom waxa uuna tilmaamay in ay raadeerka ka baxday xili ay mareysay dhul buuraley ah ilaa hadana an la ogeyn meel ay jaan iyo cirib dhigtay.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here