Al-shabaab iyo Ciidamada Ethopia oo Haatan ku Dagaalamaya Duleedka Balli-dooglle

0

Wararka ka imaanaya wadada dheer ee xiriirisa Muqdisho iyo Baydhabo ayaa ku waramaya in halkaas uu haatan ka socdo dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada Ethopia iyo kuwa al-shabaab .

Rag ka Tirsan al-shabaab ayaa la sheegay in weerar gaadmo ah ay ku qaadeen ciidamo ka Tirsan kuwa Ethopia ee ku sugan duleedka Balli-dooglle ee Gobolka Shabeelaha Hoose waxaa haatan la maqlayaa rasaas iyo hub  xoogan ay isweedaarsanayaan ciidamada Ethopia ee qeybta ka ah Howlgalka amisom iyo kuwa al-shabaab.

Baraha al-shabaab ayaa lagu baahiyay in al-shabaab ay gubeen gadiid dagaal oo ay lahaayeen ciidamada Ethopia ee qeybta ka ah Howlgalka Midowga Africa ee amisom.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here