Warsaxaafadeed:-Hey’adda socdaalka oo dib uga laabatay amarkii ahaa in la joojin doono duullimaadyada Hargeysa

0

War-saxaafadeed ay soo saartay hey’adda socdaalka iyo jinsiyadaha uuna ku saxiixnaa agaasimaha  hoggaanka Jeneraal C/laahi Gaafoow oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyay idaacada simba ayaa lagu caddeeyay in la joojin doono duullimaadyadii isaga kala gooshi jiray Magaalooyinka Muqdisho iyo Hargeysa.

Hey’adda socdaalka iyo jinsiyadaha ayaa sheegtay iney cabashooyin ka soo gaartay shirkadaha duulimaadyada rayidka ah sidaasi darteedna la joojin doono duulimaadyadi isaga kala gooshi jiray garoonka Aadan Cadde iyo garoonka Cigaal ee Magaalada Hargeysa.

Halkan hoose ka akhriso warsaxaafadeedka

war

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here