Dowlada Britain oo Soo Dhaweysay Go’aankii Midawga Yurub

0

Dowladaha xubinta ka ah midawga reer yurub ayaa go’aan ku gaaray inay ingiriiska  kasii mid ahaato uruka ay ku midaysan yihiin 28 wadan oo qaaarada yurub ka tirsan.

Madaxweynaha dalka faransiiska faransuwa oland oo warbaahinta dalkiisa la hadlay  ayaa ga’aanka ku tilmaamay talaabo dhanka hormarka  loo qaaday

Dowlada ingiriiska  ayaa shaaca ka qaaday in aysan isticmaaleynin lacagta Euro oo ay isticmaalan dowladaha ku bahaboobay ururkaas arintaa ayaana sababtay in midawga yurub uu ka fariisto kasii mid ahaanshaha ingiriiska ee midawga reer yurub

Madax midawga yurub Donald tosk ayaa shegay in arintan ingiriiska ay dhigeyso boos qaas ah oo uu ku yeesho ururka ay ku bahoo beyn dowladaha reer yurub,

Dowlada ingiriiska ayaa kamid ah dowladaha ugu dhaqaalaha badan caalamka isla markaana waxaa ku yaala warshado waaweyn oo wax soo saarka yurub saameyn mug ku leh

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here