Wararka naga soo gaaraya inta u dhaxeysa deeganada caamara iy Ceel huur ee Gobolka Mudug. Ayaa ku waramaya in haatan ay deeganadaas ka socdaan dagaal xoogan oo u dhaxeeya dadka deegaanka iyo al-shabaab.
Qof ku sugan Gobolka Mudug oo lasoo xiriiray goordhaweyd idaacada simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dagaal uu goordhaweyd bilawday islamarkaana uu u dhaxeeyo dadka deegaanka iyo al-shabaab oo deegaanka Maamula.
Dhawaan ayay aheyd markii dagaal noocaan oo kala ah uu ka dacay Gobolka Mudug gaar ahaan deeganada caamara iy ceel huur.
wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

