War Deg Deg:- Qarax gaari loo adeegsaday oo Goor Dhaweyd ka dhacay isgoyska Km4

0

Wararka haatan naga soo gaaraya Gudaha degmada Hodon ee Gobolka Banaadir ayaa ku waramaya in isgoyska km4 oo goor dhaweyd ka dhacay qarax loo adeegsaday gaari.

Inta la xaqiijiyay qaraxa waxaa ku dhintay hal qof halka tiro intaa ka badan ay ku dhaawacmeen sida ay idaacada simba u sheegeen dad ku sugan isgoyska Km4 ee Magaalada Muqisho.

wixii kusoo kordha simbnews.com kala soco

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here