Faahfaahin:- Wasiirkii Hore ee Gaashaandhigga ee Xukuumaddii Nuur Cadde oo ku Geeriyooday Qaraxii dhacay

0

Wasiirkii Hore ee Gaashaandhiga Xukumaddii Ra’iisul Wasaare Farmaaje Muxuyadiin Xasan Xaaji ayaa ku dhintay qarax maanta gaarigiisa loogu xiray oo ka dhacay isgoyska Km4 ee Magaalada Muqdisho.

Ala ha u naxariistee Muxuyadiin Xasan Xaaji, ayaa lagu qarxiyay dhabarka dambe ee xarunta xanaane waxaa markii dambe la sheegay in uu meesha ku geeriyooday Mudane Muxuyadiin Xasan Xaaji, oo horey usoo noqday wasiirkii Hore ee gaashaandhiga xukuumadii farmaajo.

Dhanka kale waxaa Haatan goobta ka socda baaritaano ay sameynayaan ciidamada kuwa Nabad sugida dowlada soomaliya waxaa gabi-ahaanba xiran isgosyska km4 ee degmada Hodo nee Gobolka Banaadir.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here