Warbixin:- Maanta oo Kale Sanadkii 1974-tii Waa Maalintii Soomaliya ay kamid Noqotay Jaamacada Carabta

0

Jaamacada carabta waa urur ay ku midaysanyihiin 22 wadan oo ku kala yaala qaaradaha Africa iyo aasiya

Dowladaha ururkan ka tirsan waxaa ay wadaagan arimaha siyaasada iyo dhaqaalaha waxaana ka dhexeeya xiriir sal adag ku fadhiya

Waxaana ururkan dowladaha ka tirsan loo yqaanaa dowlado carbeed waxaana xubin ka ah dalalka kal ah

Kuwayt  Falastiin  Qatar Urdun  Baxrayn  Imaaraatka Carabta   lubnaan Libiya  Cumaan  Sacuudi Carabiya  Syria.   Tunisiya  Ciraaq  Komoros   Aljeeriya   Suudaan  Jabuuti   Masar  Yemen  Mauritania  Marooko   Soomaaliya

Ururkan waxaa xarun u ah magaalada qaahira ee dalka masar waxaa loogaa hadlaa luqada  carabiga xiliga ay kulamada ku jiraaan waxaa xoghaya ka ah ururkan dr: nabiil al carabi oo u dhashay wadanka masar

Maanta oo kale 14 february  sanadkii 1974 waxa ay ahayd maalin ku weyn bulsha weynta Somalia waana maalintii somaliya ay kamid noqatay uruka jaamacada carabta iyadoona madaxdii ugu sareysay ee dowladii xiligaa jirtay u noqotay tilaabo hormarineyd  oo ay u qaadeen dhanka siyaasada

Hadaba somaliya maxay  uga dhigneyd inay ku biirto ururkaas waxaa simba u sharaxaya xidhibaan pro. Maxamed cumar dalxa oo ah gudoomiye ku xigeenka dhanka arimaha dibada baar-lamaanka somaliya

Dad badan ayaa is weydiinayey 42 sano kadib somaliya maxay ka faa’iiday ku biirideedii jaamacada carabta wa kan mar kale pr:dalxa oo sharaxaya arinkaas

Somaliya ayaa saameyn ku  dhex leh jaamacada carabta waxaana inta badan shirarkeeda xooga lagu saaraa arimaha somaliya iyo wadamada marka ay xasaradi ka aloonsantahy.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here