Wenger oo ka Hadlay Goolal la’aanta Haysata Xidiga Olivier Giroud.

0

Macalinka kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa cadeeyay in uu walwal ka saareneen goolal la’aanta haysata xidiga Olivier Giroud. oo qeybta weerarka arsenal kaga ciyaara.

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka France ayaa kulamadii gu danmbeeyay ku guuldareystay in uu goolal dhaliyo marka laga soo tago kulankii ay barbarha la galeen kooxda Liverpool January 13.

Ka Hor kulanka ay maalinta axada ay la ciyaari doonaan kooxda Hogaaminaysa Horyaalka dalka ingiriiska ee Leicester City. Ayuu sheegay in uusan ka walwalsaneen goolal la’aanta haysata xidiga

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here