Maxkamada Cadaalada Mareykanka oo dambi ku weysay korneel ka tirsanaa Dowlada dhexe

0

Maxkamada gobolka  Ferjiiniya ee dalka mareykanka ayaa sheegtay in taliyihii guutada shanaad ee dowladii madaxweyne Maxamed Siyaad Barre, korneel yuusuf Cabdi Cali  lagu waayeey eedeemo inmuddaa lagu heystay taliyaha.

Waxaa taliyaha loo heestay dacwado ku aadan in uu dad rayad ah dil u geestay kuwaasi oo kunoolaa deegaanada maamulka Somaliland mudadii uu xilka taliyaha guutada 5aad uu hayay sanadka markuu ahaa 1980 ilaa burburkii dowladii dhaxe ee madaxweyne siyaad barre .

Qoyska farxaan Warfaa oo dacwada lagu soo xirasy korneel cali yuusuf u gudbiyey maxkamada mareykanka ayaaan ku qancin goaanka maxkamada ay manta ku sheegtay in aan wax dambiyaa lagu helin korneel yuusufcabdi cali .

Farxan warfaa ayaa kusoo ban dhigay maxkamada horteeda dil uu taliyaha u geestay walalkiis oo lagu magacaabi jiray cali warfaa.

Maxkamada cadaalada iyo la xisaabtanka ee loo soo gaabiyo CJA ayaa shaacisay in kiiska taliyaha oo mudda dheer yaalay maxkamada baaritaanana lagu sameeyey in ugu dambeen korneelka lagu waayey eedeemaha loosoo jeediyey.

Kathy Roberts waa qareen ka tirsan maxkamadda cadaalada iyo isla xisaabtanka ee CJA waxaa uu cadeeyey in eedeemo qaldan lagu heystay korneel yuusuf cabdi

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here