Dibad baxyo Wali ka Socda dalka Tunusiya.

0

Wararka ka imaanaya dalka tunusiya ayaa kusoo waramaya in wali ay socdaan dibad baxyada looga soo horjeedo dowlada wadanka tunusiya. xiligaan ka arimisa

Caasimada dalkaasi tunusiya ee tunus ayaa mar kale ay ka dhaceen maanta dibad baxyo xoogan. xili dowlada wadankaas ay sheegtay in gabi-ahaanba dalkaas lagu soo roday bandow loogu talagalay in loogu hortago dibadbaxyada,

Boqolaal ruux ayaa wadooyinka iskugu soo baxay oo diidan dowlada tunusiya. 6000 oo ruux ayaa la tilmaamay in todobaadyo ay dalka ka dhigayeen dibadbaxyo waxaana dadku ay dalbanayaan in loo abuuro shaqooyin .

Madaxweynaha dalkaasi tunusiya essebsi  oo dhawaan la doortay ayaa sheegay in dadka looga baahan yahay in ay isdajiyaan oo ay joojiyaan dibad baxa ay dhigayaan.

Bandow ayaa dalka lagu soo rogay maalinkii jimcaha kaasi oo dhaqan galay shalay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here