
Golaha Amaanka ee qaramada midoobe ayaa rabshadaha aan dhamaadka laheyn ee ka socda dalka ciraaq. kasoo soo saaray warbixin ay kaga hadlayaan dagaalada dalkaas wali ka socda,
Golaha waxa ay warbixintooda ku sheegeen in ay dagaalada ciraaq ku dhinteen 18,800 oo ruux intii u dhaxeeysay 1-dii janaayo ee sanadki 2014 iyo 31-kii bishii October ee sanadkii dhamaaday 2015.
Waxaa kaloo qaramada midoobe ay warbixinta ku sheegeen in 3.2 million oo ruux ay ku barakaceen gudaha dalka ciraaq. kuwaasi oo gaaray dalalka dariska la ahay dalka Ciraaq,
Qaramada midoobe waxaa kaloo ay eedeen u jeediyeen ururka islaamiga ee dalka ciraaq oo ay ku sheegeen in ay geesteen xadgudbyo guraxan oo aadanaha ka dhanka ah iyagoona ka geestay goobaha ay gacanta ku hayaan ururka.
