Chelsea oo Xili Ciyaareedkaan Fasaxaysa 4 Ciyaaryahan.

0

Kadib markii ay kooxda Chelsea xili ciyaareedkana ku bilaabatay waayo aan fiicnaa ayaa waxaa soo baxaya in ay kooxda ay fasaxayso qaar kamid ah xidigaheeda,

Eden Hazard, Diego Costa, Oscar iyo Thibaut Courtois ayaa la aaminsan yahay in ay yihiin xidigaha xili ciyaareedkaan ka dhaqaaqaya kooxda Chelsea kadib markii ay ku qanci waayeen qaab ciyaaredka kooxda

Majalada the Sun ee ingiriiska kasoo baxda ayaa ku waramaysa in ay kooxda Chelsea ay fasaxayso ilaa 4-ciyaaryahan oo kamid ah kuwa ugu saameynta badna kooxda.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here