Antonio Candreva oo la sheegay in uu kooxda Lazio ka dhaqaaqayo

0

Wakiilka xidiga kooxda Lazio Antonio Candreva ayaa sheegay in uu xidiga diyaar u yahay in uu xili ciyaareedkaan ka dhaqaaqo kooxda dalka Talyaaniga,

Xidiga heerka caalami ee xilka dalka Talyaaniga Antonio Candreva ayaa la hadal haayay in uu u dhaqaaqayo kooxda Inter kadib markii ay 2:1 ay klaga adkaadeen bishii December aynu soo dhaafnay.

Dhanka kale xidigaan waxaa lala xiriirinaayaa kooxaha Barcelona iyo AC Milan oo dhamaantooda wada xiiseenaya, laacibka heerka caalami ee xulka dalka Talyaaaniga Antonio Candreva,

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here