Macalinka kooxda Chelsea Guus Hiddink ayaa aad u rajeynaya in uu dib u helo laacibka daafaca dhexe ka ciyaara ee Gary Cahill kulanka ay axada booqan doonaan kooxda Crystal Palace garoonka Selhurst Park
Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Ingiriiska Cahill ayaa kooxda ka maqnaan kulamadii dambe dhaawac dhanka Canqawga ah laakin macalinka reer Holland ayaa aaminsan in u xidigaan taam u Noqon doono kulanka ay ka Hortagi doonaan kooxda Crystal Palace xili guushii ugu horeysay uu raadinaayo macalinka Kumeelgaarka,

