Real Madrid oo Xiiseenaysa Goolhayaha kooxda Chelsea Thibaut Courtois.

0

Kooxda Real Madrid ee dalka Spain  ayaa wada-hadal la furaysa kooxda Chelsea oo ku aadan in ay xili ciyaareedkaan la wareegto goolhayaha kooxda Chelsea ee Thibaut Courtois.

Kooxda Caasimada Spain ka dhisan ee Ral Mardi ayaa shaki galinaysa Mutaqbalka goolhayaha heerka caalami ee xulka dalka Costa rica ee Keylor Navas kadib markii uu dhawaan badalay ninka reer Spain ee Iker Casillas. Oo dhawaan kooxda ka dhaqaaqay,

Courtois  ayaa dhankiisa isku diyaarinaayo in uu dib ugu laabto Horyaalka dalka Spain kadib markii uu dhawaan kooxda Atletico Madrid, uu kula guuleystay Horyaalka dalka Spain ee Laliga isagoona sidoo kale la gaaray Finalka Champions League. waqti amaah ah uu ku qaatay Horyaalka dalka Spain,

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here