Dhageyso:-Xildhibaan ka Tirsan Baarlamanka Maamulka Koonfur Galbeed oo Xilkii iska Casilay

0

Xildhibaan Faarax Sheekh Cismaan Cabdi oo kamid ahaa xildhibaanada  Baarlamanka Maamulka Koonfur Galbeed soomaliya  ayaa maanta ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii xildhibaano kadib markii uu shir jaraaid ku qabtay magaalada Muqdisho.

Mudane Faarax Sheekh Cismaan Cabdi  ayaa Tilmaamay in  beeshiisa la siin waayay Saamigii ay ku lahaayeen Maamulka  Koonfur Galbeed. Soomaliya isagoona sidoo kale sheegay in ay kalsoonida kala laabteen Maamulka koonfur Galbeed soomaliya uu Hogaamiyo Madaxweyne shariif Xasan sheikh aadan,

Shalay ayay aheyd markii Magaalada Baydhabo lagu dhaariyay Tiro xildhibaano ah oo kamid Noqonaya xildhibaanada  baarlamanka Maamulka Koonfur Galbee soomaliya. waana xildhibaankii ugu horeeyay ee ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka xildhibaano ee maamulka Koonfur Galbeed soomaliya,

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here