Alexis Sanchez :- Arsenal wa in ay lasoo wareegtaa xidiga Javier Hernandez,

0

Laacibka kooxda Arsenal Alexis Sanchez ayaa ku qalqaalinaayo kooxda arsenal in ay xiliciyaareedkaan lasoo wareegto weeraryahankii Hore ee kooxda Manchester United Javier Hernandez, sida maanta lagu daabacay Don Balon.

Laacibkii hore ee kooxda Manchester United Javier Hernandez,  ayaa xili ciyaareedkaan ka dhaqaaqay kooxda Manchester united isagoona ku biiray kooxda Beyer Leverkusen ee dalka Germany waana mid kamid ah dhaliyaasha xili ciyaareedkaan,

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Chile Alexis Sanchez oo dhaawac garoomada kaga Maqan ayaa aaminsan in hadii  arsenal ay hesho xidiga Javier Hernandez,   ay Noqon doonto mid kamid ah kooxaha ugu awooda badan.

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here