Xidiga qadka dhexe ee kooxda Manchester United Ander Herrera ayaa sheegay in uu diyaar u haa in uu u dabaaldago gool uu ku siktay in uu ka dhaliyo kooxda Chelsea xili xalay ay soo dhaweeyeen,
Kooxda Manchester United ayaa barbaro la gashay kooxda Chelsea ciyaar ka dhacday garoonka Old Trafford. Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Spain ayaa helay Fursad uu gool ku dhalin karay kulankii xalay,
Laacibka Ander Herrera ayaa helay Fursad Cross ah uu soo qaaday laacibka reer France ee Anthony Martial’s laakin waxaa ka badbaadiyay xidiga heerka caalami ee xulka dalka Belgium-ka Thibaut Courtois.

