Pep Guardiola oo la beeniyay in uu qaban doono Shaqada kooxda Paris Saint-Germain

0

Wakiilka macalinka kooxda Beyer Munich  Pep Guardiola ayaa beeniyay wararka ku aadan in uu qaban doono shaqada kooxda Paris Saint-Germain markuu ka dhaqaaqo kooxda dalka Germalka-ka.

Macalinka kooxda Beyer Munich ninka reer Spain Pep Guardiola oo xili ciyaareedkaan markuu dhamaado ka Tagi doona kooxda Beyer Munich ayaa lala xiriirinayaa kooxaha PSG, Manchester United iyo  Manchester City,

Wakiilka Macalinkaan oo lagu magacaabo Josep Maria Orobitg ayaa sheegay in uusan jirin go’aan ah in macalinka reer Spain uu qaban doono shaqada kooxda Paris Saint-Germain markuu ka Tago kooxda Beyer Munich.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here