Dhageyso: Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaliya oo ku Wajahan Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay

0

Waxaa haatan ka socota Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay xaflad si heer sare loosoo agaasimay oo lagu dhaarinaayo xildhibaano kamid Noqon doona xildhibaanada Baarlamananka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya.

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaliya Pro: Maxamed sheikh cusmaan Jawaari iyo wafdi uu Hogaaminaayo uu qeyb ka yahay Denjire Nikolas key ayaa ku Wajahan Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.

Suldaan shariif oo kamid ah odayaasha soo xulay xildhibaanada Baarlamanka Maamulka Koonfur Galbeed soomaliya oo la Hadlay idaacdaa simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Magaalada baydhabo ay haatan ka socoto xaflada lagu dhaarinaayo xildhibaano kamid noqon doona xildhibaanada Baarlamanka Maamulka Koonfur Galbeed soomaliya. Iyadoona uu goob-joog ka yahay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed soomaliya mudane shariif Xasan sheikh aadan iyo Mas’uuliyiin kale,

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here