RW Soomaaliya” Mr Key Wuxuu isku Xiray Dowladda iyo Caalamka”

0

RW Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo ka hadlay Xaflad Sagootin ahayd oo loo sameenayey Wakiilkii hore ee QM u qaabilsanaa Soomaaliya Nicolas Key ayaa Waxaa uu sheegay in Mr Key uu ahaa Shaqsi Muhiim ah oo wax badan lasoo qabtay Ummadda Soomaaliyeed Siduu yiri.
Cumar C/rashiid ayaa intaasi ku daray in Wakiilkii QM u qaabilsanaa Soomaaliya uu yahay ruux mudan in la abaalmariyo waqti wacanna uu lasoo qaatay Dowladda Soomaaliya intii uu wakiilka uga ahaa QM Soomaaliya.
Wakiilkii QM u qaabilsanaa Soomaaliya ayaa dhawaan si rasmi ah u banneeynaya wakiilnimada QM ee Soomaaliya Waxaana badalkiisa Ergay cusub loosoo magacaabay Soomaaliya kaasi oo dhawaan lagu wado in uu xilka la wareego.
Halkaan ka dhageyso Codka RW.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here