Wararka Dhageyso: Shiikh Maxamuud oo ka Hadlaya Fadliga 12’ka Rabiicul Awal By Radio Simba - Aralık 23, 2015 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Shiikh Maxamuud aw cabdule cariif oo kamid Culumada Soomaliyeed ayaa ka Hadlay Fadliga ay leedahay 12’ka Rabiicul Awal. Halkaan Hoose ka dhageyso wareysi uu siiyay idaacada simba http://www.simbanews.net/wp-content/uploads/2015/12/Cod-1-Sh.Maxamuud-.mp3