Hogaamiyaha kooxda Daacish Abu Bakr al-Baghdadi oo Soomaliya kusoo Wajahan

0

War uu qoray Jaraaid laga leeyahay dalka Iiraan ayaa Tilmaamaya in Hogaamiyaha kooxda Daacish ee Abu Bakr al-Baghdadi uu socdaal sir ah u ku imaan doono Gudaha dalka soomaliya gaar ahaan goobaha ay ka arimiyaan xarakada al-shabaab garabka taageersan kooxda Daacish.

Abu Bakr al-Baghdadi oo haatan ku sugan dalka Ciraaq ayaa la aaminsan in uu qorshaynayo in uu usoo duulo dalka soomaliya si uu u helo dagaalyahano ku biira kooxda  Daacish oo dagaal kula jirta dowladaha yurub,

Dhanka kale Tirada  uu qoran doono Hogaamiyaha kooxda Daacish Abu Bakr al-Baghdadi markuu Yimaado dalka soomaliya ayaa lagu sheegay in ay gaari doonto  2500-askari oo kamid Noqon doona kooxda Daacish ee ciraaq iyo Syria ka dagaalanta.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here