War Cusub: Van Gaal oo la siiyay Fursadii ugu dambeysay

0

Maamulka sare ee kooxda Manchester United ayaa Hal kulan siiyay in uu shaqadiisa ku badbaadiyo macalinka reer Holland ee Louis van Gaal oo qaab xun xili ciyaareedkaan soo bandhigay.

Macalin Louis van Gaal ayaa kooxda Manchester United hogaamin doona kulanka  sabtida   ay booqan doonaan Garoonka kooxda Stoke City kulanka Boxing Day hadii laga adkaato waxaa la isku raacay in shaqada kooxda Manchester United laga ceyriyo sida warar xan ah ay sheegayaan.

Majalada Daily Mirror ayaa daabacday in hadii Macalin Louis van Gaal uu guuldaro kala kulmo kooxda Stoke City uu shaqadiisa waayi doono

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here