Macalin kooxda Man Utd ee lagu magacaabo Louis van Gaal ayaa dhexdabaalanayo mashaakilaad kaga imaanaya naadiga Manchester united kadib marki todobaadkan koox heerka labaad ka timid ay ku garaacday garoonka Old Trafford taasoo ku dhamaatay ciyaar u labada koox u dhaxeeysay 2-1 oo ay guuusha ku raacday Norwich waxeyna sii qoryesay dhawaci naadiga man utd oo aan badin 6 kulan oo xariir ah
Xalada Kooxda Manchester united ayaa waxey keneysa in shaqada macalinimo laga ceriyo macalin Louis van Gaal oo kooxda hada u ah macalin waxana hadda soo baxayo macalimiinta la doonayo in shaqada lagu badalo kuwaas oo kala ah Jose Mourinho, Pep Guardiola iyo Ryan Giggs
Jose Mourinho waa shaqsiga kowaad eel ala xariirinayo qabashada kooxda reer England Man Utd ,
Inta uu kubada ciyaarayay Macalin Jose Mourinho ma uusan qaadin wax koob ah
Xirfadiisi macalinimo iyo kooxihi uu soo leyliyay:
Benfica, Unlao de Leiria, Porto, Chelsea, Inter Milan, Real Madrid, Chelsea
Inta koob uu qaaday macalin Jose Mourinho : 22
inta jeer celcelis ahaan uu guuleystay : 66%
Darajada Xagga Macalinimo
Inta kulan uu ciyaaray: 765
guuleystay: 505
Bar-bar-dhac: 154
Khasaaray: 106

