Dowlada koonfur kuuriya ayaa Taliye Cusub u soo Magacaabatay Ciidankeeda jooga Soomaaliya.

0

Taliyaha cusub ee koonfurta kuuriya ee soo magacaawday ayaa lagu magacaabaa jeey Miin jun iyadoona isbuucaan gudihiisa ay soo gaari doonto dalka soomaaliya gaar ahaan xeebaha dalka oo ay ku sugan yihiin ciidamada dalka koonfur kuuriya.

jey te wun ayaa howl galka la dagaalanka burcad badeeda soomaalida loosoo magacaabay bishii November ee sanadka 2014. Xukuumada siyool ee koonfur kuuriya ayaa bishii hore mudada u kordhisay ciidan keeda jooga soomaaliya ee ka midka ah howl galka balaaran ee ka jira xeebaha soomaaliya kaasi oo lagula dagaalaamayo kooxaha burcad badeeda soomaalida Mudo lix bilood ayaa koonfur kuuriya ay ku siyaadisay howl galka la dagaalanka burcad badeeda soomaalida.

Xeebaha soomaaliya waxaa kusugan ciidamo shisheeye oo la dagaalamayo kooxaha burcada badaha soomaaliya ka jira kuwaasi oo qaado weeraro ka dhan ah maraakiibta ganacsiga ee biyaha soomaaliya adeegsada.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here