War Deg Deg: Qarax ka dhacay Shaneemo Soomaliya  ee Waddada Maka Al Mukarramah

0

Sida ay sheegayaan wararka qarax xoogan ayaa goor dhaweyd ka dhacay waddada Maka Al Mukarramah ee Magaalada Muqdisho ee caasimada wadanka soomaliya,

Qaraxa ayaa ka dhacay Shaneemo Soomaliya   oo ku Taala waddada Maka Al Mukarramah ee Magaalada Muqdisho sida ay inoo sheegeen dad ku sugan meel ka ak dhaw shaneemada,

Ilaa Hada lama ogo cida lala beegsaday qaraxa iyo qasaaraha uu geystay,

Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here