Waxaa caawa la ciyaaray Kulamo ka Tirsan Horyaalka dalka Ingiriiska waxaana guulo gaaray kooxo yar waxaa laga adkaaday kooxo waa weyn sida Manchester United
Halkaan kala soco Natiijooyinka
England – Premier League December 19
FT Chelsea 3 – 1 Sunderland
FT Everton 2 – 3 Leicester City
FT Manchester United 1 – 2 Norwich City
FT Southampton 0 – 2 Tottenham Hotspur
FT Stoke City 1 – 2 Crystal Palace
FT West Bromwich Albion 1 – 2 AFC Bournemouth

