Magaalada Baladweyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ku sugan wafdi dowladda Soomaaliya ka tirsan oo uu hogaaminaayo Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya hadaba wafdiga ayaa goor dhaw heshiis rasmi ah dhax dhigaya dhinacyada Magaalada Ku dagaalamay.
Halkaan ka dhageyso War arintaa ku saabsan.

