War Deg Deg Ah: Taliyihii Ciidamada Birmadka Ber Bera oo la toogtay

0

Wararka Naga soo gaaraya Degmada Ber Bera Ee Somaliland ayaa Waxa ay Sheegayana in Goordhow Degmada Ber Bera Lagu toogtay Taliyihii Ciidamada Birmadka Magaaladaasi.

Wararku Waxa ay Sheegayaan in Taliyaha uu Toogtay Mid kamid ah ilaaladiisa oo la sheegay in muran uu soo kala dhexgalay sida ay sheegayana Wararka halkaasi naga soo gaaraya.

Majiro Wax war ah oo ilaa iyo iminka ka soo baxay Saraakiisha Ciidamada Maamulka Somaliland.

Ma Cusubo in Deeganada Somaliland uu toogtay Askari Taliyihiisa .

Wixii ku Soo kordha dib kala soco insha Allah 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here